Join MultiplyOpen a Free ShopSign InHelp
MultiplyLogo
SEARCH
Homedhib u eshiishiinta somaliApr 16, 2008
haaruun Wuxuu ku celceliyey inay Soomaalidu iska dhaadhiciyeen in nabaddooduba ay ku xiran tahay dalal kale oo ajaanib ah /. Haddii Soomaalidu ka dhabayso inay heshiiso cid hor istaagi kartaayi ma jirto, ayuu yiray

Dalalka Soomaaliya dariska la ah ee Itoobiya iyo Eritrea, is ku naqdeen ku wa ugu waa weyn ee isku booriya in somali ee ayaga u noqdaan dan jire
Marka somali waa dad wada dhashay runtii na u ma baahna in la soo dhix galo
oo la sii lug gooyo ayaan yiri harun
.
Photo AlbumPhotosMay 19, 2008
somalia
1 Photo

   View All
.
NoteGuestbook
   
harun10 wrote on May 19, '08
Mi nombre es Harun, soy un Somalia expatriados y empecé a todos los Aprender el idioma en el mundo Inglés spenish arabiespriol sitio Web en 2008 mientras que la enseñanza de Inglés como lengua extranjera en Darmstadt, Alemania. Inicialmente chilee es de un pequeño proyecto para permitir a mis estudiantes a practicar y mantenerse en contacto después de terminado sus cursos. Por supuesto la web no es como que y desde entonces he recibido más de 10 millones de visitantes de todo el mundo - los alumnos y profesores.
Harun y Vivi

My name is harun, I am a Somalia expat and I started the Learn all the language in the world English spenish arabiespriol web site in 2008 whilst teaching English as a foreign language in Darmstadt, Germany. Initially chilee it was to be a small project to enable my students to practise and keep in touch after their courses ended. Of course the web isn't like that and since then I have received over 10 million visitors from all around the world - learners and teachers.
Harun and Vivi

magaceyga waa harun waxaan ahy will Somali ah dhab han tii waxn bilabay in aan bartoo luuqdahay dunida oo dhan ee ka mid thay isbanish ka oo an ka barto webiste y sand 2008 k mark sida ee daga jababig ah badan aa ee u bartaan ingilish ka oo n wadama da calim ka oo dha sida jarmalk itaaliya wan wax yr la adoodi akrayaano in lbarto oo mada ah

hrun and vivi
athenkia wrote on May 18, '08
Harun, great force .
a hug!!!!
athenkia wrote on May 18, '08

I am happy to meet you
athenkia wrote on May 18, '08
hello
..... saludos desde chilee
amigoo!!
ibuildleaders wrote on May 17, '08
Hi. Haaruun'smy name is Terry. Thanks for stopping by my site www.4mlifstyle.com
you can call me toll free at (866) 930-3934 ask for Terry.
If I'm not home call me at 215-439-4694
khaalidqeys wrote on May 16, '08

walaal macaane diinta aan u adeeygno

Hadaba walaallayaa waxaan jeclahay in aan warqadaan maanta aan idin soo diri doono aan kawada faa ideysano
oo na ku so ban dhigi doobo halkaan hadii Alle noo saamaxo, waxeyna ku saab san tahay dar daaran naga dhaxeya
Aniga iyo walaalaheyga Muslimiinta ah oo Alle dartiisa aan u jeclahay oo na ah Rag iyo dumur 2 daba marka si gaar ah
waxaan ugu qorayaa dad sigaar ah kal sooni aad ugu qabo, waxaad na moodaa in eey noqon doonto Masallo. Aniga iyo
walaallaheyg quseeyso Ee aan ka wada faa'ideysano walaallayaal.dhamaanteenba, waxaana idin ka rajeenayaa ... walaallaheeyow in aad ka faa'ideysataan , markaad aqrisataane aad Rabi inooga barisaan In inooga dhigo mid naga ilaaliyo
Duli Aduunyo iyo cadaab Aakhiro intaba,
walaalayaal halmaanka diinta l hilmaama oo Rabi xasuustiisa laga tago iska ilaaliya. qofka rabigiisa halmaama waxaa
ku dhalata cabsi iyo arga gax ku imaadda qalbiga iyo dhibaato weyn ayuu Alle ku salidaa. walaallayaa macsiyadda waa sheey ad iyo aad u foolxun waxaa ku jirato quluubta waxaa qofka ka fo gaato naxriista Alle waxaana ku dhalata cuquubad , waxaa ka sii mid ah , In qalbiga qof ka uu jirado toosnaan ta In Ee kabaabado Diinta In uu ka inxirafo.in uu san marnaba ka zuulin jirada ku timada qofkaasi.
Hadaba Dunuubta qalbiga aad iyo aad ayee u ticshaarisaa dunuubta qalbiga ayee jirooyin badan u keentaa, jirooyin kaas wax looga caafimaad karaayaa adigoo Rabigaaga u soo laabta oo u toobad keena mooyaane walaallayaa waa in aan zuulinaa dunuubta iyo mcaasiida aan sida bada o kale an u mashaaxno walallayaa diinta aan qabsano oo aan ku camal falno oo aan isku dar darno oo aan wanaaga aanis farno mid keena mid kale wax ha u sheegi oo wanaag ah aan is dareyn siino waxaaga oo aan ka fu'gaano xumaanta wax yaabaha keena walaalayaa , waxaa run ah walaallayaa dadka alle xagoodda usoconaya waxey
ku da daalaan In ey ka dhigtaan qaluubtoodda mid caafimaad leh oo daacada Alle ku dadaalla , Alle ku xuu Qu'aan kiisa inoogu sheegay '' in maalinta khayaama waa maalin aan xoolo iyo guriyo n waxba tareen ,qlbi cafimad kaba oo nadiif ah mooyaana Axadka rabi in uu layimado mooyaane,subxaanaho watacalaa,
Hadabo walaallayaa qaluubtiina wanaajiya. carabkiina xumaanta iyo xanta ka dhoora daacad Alle u deg dega. nafsadiina

Diinta Alle ugu shaqeeya.Xaq dad isku garabsadda oo walaallo noqda. dad isa dardaarmo naqda. dadd duliga isaga diga noqda.daacadda Alle dad isu toosiya noqda , dhib iyo dheef dad isuga dulqaato iyo dhibka isla qeebsado noqda . hadalka xun xun dadka iska diga noqda. walaallkaaga sharatiisa dad ilaaliyo noqda
walalayaa arinta ma hagaagsana hadii diinta laku dhaqmin walaalayaa ee dhamaan teena diin ta aan ku dhaqno oo diinta aan ku wadda dadaal no dhamaan teena waala dhimanayaa waxaa la aadayaa Alle agtiisa marka walaallayaa adigo faraxsan isku day in aad dhimato walaal
walaal dhamaan dadka aad jeceshahay wanaaga gaarsii nafsadaaddanae ku dhaqan oo ku wanaaji diinta Alle walaal, Alle noogabari in uu noo danbi dhaafay oo na raali nagaqado.

waxaa qoraalkaasi ka qalday waxey ka ahaadeynsheydaan agtiisa iyo nfsdeyda
waxaan saxayne Alle agtiisa, walaahi ca'lam



Qofkii Waraaqdan hella waxaan udaar daarmayaa.. udir qof kasta oo aad taqaanid... ha akhristo.... adigana ajarkaaga alle ayaa kaa abaal marin doona.. maalin aan maanta ahayne....



WabiLLaaaahi' Tow Fiiq'

ilahay baa tofqiida waafajinta iska leh.



Asalaama calaykum
harun10 wrote on May 6, '08
ku soo dhawaada wabseed ay leeyihiin guruubka yunaatid yuus muqdisho ama hadii laso gaawiyana y.w.m waxaana laga wadaa dhaman dhalinta muqdisho oo mideesan walaalmeel waliba oo aad joogtid waxaan kaa codsanaynaa inaad ka qeeb qaadaton sidii walalahaaga dhibataysan wax loogu bqabanlaha walaal la soo xiriir fafaahin intaa dheer qeysyare01@hotmail.com ama khaalidqays@yahoo.com ama khaalidqeys@hi5.com mahad sanidiin
harun10 wrote on May 6, '08, edited on May 6, '08
Bismillaahi Raxmaan Raxiim, Walaalah Muslimiinta ahoo Maanta brnmij keeyn waxuu ku saab san yahy C>W> waxana raba in aad si fiican aad ula socotaan walaalah kale ne d gaarsiisaan, waxad kaheleysaa Ajir io Xasanaat aan la so okoobi karin ,,,,,,,,, waxaa bilaabmy Skraadk Nabiga S.C.W. ayaa ku bilaab may asigoo gurigiisa joogu ayee tiri A-isha aad iyo aad ugu sheegeysay , Ileen marka uu Nabiga sakaraadk haaya Ayada ayaa goob joog Eheed marka uu Rasuul ka sakaraadayay. waxey titi A-ish mrka aan arkay Nabiga S.C.W Sakaradka kale ka danbeyya kama aan nixi ama ank cabsanin Ayee tiri A-isha radiyallaahu canhaa, Rasuulka S.C.W Ixtibaarkii ayaa ka tanbdiyay ilaa maa waqtigii geeridda ayee ku bilaam matay .Rsuulka waxuu ku jiifay ayee tiri A-isha dhuunteedd iyo xbdkeega inta u dhaxeyso , waxaan akteedda yaalay ayee tiri A-ish koonbo biyo ku jira markaa ayuu Nabiga gacantiisa galinaayay oo biyo ayuu ka soo qdanaayay markaasi wajiga yuu marinaayay Rasuulka Alle S.C.W. asigoo dhahaayo in lil moot lsakaraad , Geeridd Sakaraadd xanuunbadan ayee wdataaa, oo loo adkeysn karin "Allhuma inii callsakaraati mood waqmrati mood " ayuu Rasuulk dhahaayay.Illaahow iiga kalmey ayuu Nbiga dhhaayy Ayee tiri A-isha.Rasuu lka gacanta ayuu galinaayay koonbad waa ka soo qaadayay wjiga ayuu marinaayay Sakrad waa sheey aad u daran una xanuun badan Rasuul ka wax uu yiri qofk in uu jano glo oo u tilaabsada dhoor buur ayaa ka horeysa mida ugu dhibk abadan waa sakaradka ayauu yiri Nbigeyna S.c.w. Allaahu Akbar,
mardaadi wrote on Apr 26, '08
walaal magaceyga waa cabdiladhiif oo degenaa waaberi hadana ku nool dalka masar iga gudoon salaan midabo nabadeed leh walaal haaruun waad ku mahadsan tahay maadaama aad sidaas wanaagsan ku fikirtay balse waxaa is weydiin leh soomaalida siday uga gaabsadeem doorkoodii ku aadanaa inay wax isu qabtaan isuna tanaasulaan marka walaal waxa loo baahan yahay waa dhalin yaro oday waan aragnay doorkiisa waxa uu noqday waa inuu lacag aruursado iyo inuu wax laayo si aan aabo yeel laheyn marka walaal waxaan idiinka codsanayaa idinkaa dalkii joogaa si hoose dhalinyarada hala isugu soo xirxiro si hadhow mustaqbalka ay isu wada fahmaan waayo waad la socotaa xaalada maanta dalka ka jirta waadna ku mahadsan tahay wabilaahi towfiiq Rabunnaa macaanaa maca-bacd.
harun10 wrote on Apr 18, '08
Asalaamu calaykum... walaala hyo muslimiin t aahi ...first of all toobad keen, alle u noqo, kala bax faraxa waxaad kula jirto, meeshaad clubs ka ka aadeyso masaajidka tag, diintaada baro, cajallado islamic ah soo kireyso kuwa jerry springer na gub ALLAHA GUBEE.

Alle haddad u toobad keento wixii dambi ah wuu kaa cafinayaa, salaadana badso, insha alaah waad kheyreysaa hadaad intaas sameyso. waalidkaaga na soo raali gali, oo iney ku cafiyaan ka codso. Ogow ilaahey wuxuu yodhi, "al jannatu taxta aqdaamil u mmahaat", jannadu cagaha hooyada hoostooda ayey ku taalaa, waxaana loola jeedaa, inaad ka duceysato hooyadaa iyo aabahaaba.
walaal waa waqti aan badney inta l sii joogaayo mark k faa ideyso
.
.
.